Afeef

Disclaimer

Bogaggeena internet-ka caafimaadka maskaxda waxay bixiyaan macluumaad, balse ma bixiyaan talo caafimaad.

Waxa ku jira bogagan internet-ka ah waxaa loo bixiyaa ujeeddo macluumaad guud oo keliya. Ma aha beddelka talo caafimaad oo xirfadaysan, baaritaan ama daaweyn.

Fadlan raadi talo ku habboon oo xirfadle caafimaad ama takhasusle caafimaad bixiyay ka hor inta aadan qaadin, ama ka joogsan, tallaabo kasta oo ku salaysan macluumaadka ku jira bogagan internet-ka ah.

Haddii aad qabto su’aalo ku saabsan arrin caafimaad kasta, ama aad u malaynayso inaad la kulmayso xaalad caafimaad, waa inaad sida ugu dhakhsaha badan ula hadashaa dhakhtarkaaga ama xirfadle kale oo caafimaad.

In kasta oo aan samayno dadaallo macquul ah si aan u uruurino macluumaadka saxda ah ee bogaga internet-ka macluumaadka caafimaadka maskaxda iyo in aan cusboonaysiino macluumaadka ku jira bogagayada internet-ka caafimaadka maskaxda, ma samayno wax matalaad ah, dammaanad qaad ama dammaanad ah, ha ahaato mid la soo bandhigay ama ha ahaato mid maldahan, in waxa ku jira bogaga internet-ka macluumaadka caafimaadka maskaxda ay yihiin kuwo sax ah, dhamaystiran ama cusub. Waxaad ka arki kartaa taariikhda uu bog kasta oo ka mid ah bogaga internet-ka markii ugu dambeysay la cusboonaysiiyay, taas oo ku qoran qaybta hoose ee bog kasta.

Boggeena internet-ka waa mid si bilaash ah loo heli karo. Ma dammaanad qaadi karno in boggeena internet-ka, ama wax kasta oo ku jira, had iyo jeer la heli doono ama aan kala go’ lahayn.

Kulliyaddu waxay xaq u leedahay inay joojiso, ka noqoto, ama xaddido helitaanka qayb kasta oo ka mid ah bogga internet-ka taas oo loo isticmaalay sababo ganacsi ama hawlgal awgood.

Read more to receive further information regarding a career in psychiatry